💼 Student Life

Nolosha Ardayga & Fursadaha Shaqo

Ardaydu waxay xaq u leeyihiin inay shaqeeyaan inta ay joogaan Serbia.

Mushahar

€700 – €1000

Mushaharka caadiga ah ee bisha (way isbeddeli kartaa).

Shaqooyinka

  • • Coffee shops & barista
  • • Customer service
  • • Online jobs & freelancing
  • • Internships heer caalami ah

Faa'iidooyinka

Khibrad shaqo caalami ah
Lacag dheeri ah
Isdhexgal bulshada

Shaqo yar maanta, mustaqbal weyn berrito

STUDY • WORK • GROW in SERBIA

Apply Now