⚑ Services

Adeegyada Aan Bixino

Adeegyo dhammaystiran oo lagu taageerayo ardayda caalamiga ah ee doonaysa inay wax ka bartaan Serbia πŸ‡·πŸ‡Έ

Adeeg #1

Tarjumid & Notary

Tarjumida dukumentiyada luuqadda Serbian iyo notary-gareynta paperwork-ka jaamacadaha.

Adeeg #2

Raadinta Jaamacad

Caawinta doorashada jaamacadda, hagitaanka admission process, iyo doorashada program-ka kuu habboon.

Adeeg #3

Xareynta Fiisaha

Hagitaan buuxa oo visa Type D β€” diyaarinta dukumentiyada iyo support inta uu socdo codsiga.

Adeeg #4

Hoy & Imaansho

Accommodation support, airport pickup guidance, iyo qorsheynta imaanshahaaga Serbia.

Adeeg #5

Taageero Kale

Furashada bank account, insurance assistance, iyo residence permit guidance.

Waxaan halkan u joognaa inaan kaa dhigno safarkaaga sahlan

STUDY β€’ WORK β€’ GROW in SERBIA