Riyo ma leedahay inaad Yurub wax ku barato?
5 sababood oo Serbia ay ugu fiican tahay ardayda
Serbia waxay ku taallaa bartamaha Yurub β dal ammaan ah oo leh jaamacado aqoonsi caalami ah iyo nolol arday oo jaban.


Serbia β Bartamaha Yurub πͺπΊ
Serbia waxay ku taallaa isku xirka Yurubta Bari iyo Galbeed β dal ammaan ah oo si fudud loo gaari karo dalalka Yurub oo dhan.
Adeegyo dhammaystiran oo lagaa caawinayo
Ilaa shaqada paperwork-ka β ilaa imaanshahaaga Serbia.
Tarjumid & Notary
Tarjumida & notary-gareynta dukumentiyada Serbian.
Doorashada Jaamacad
Caawinta doorashada jaamacadda iyo program-ka kuu habboon.
Xareynta Visa Type D
Hagitaan buuxa oo visa-da ardayga.
Insurance & Bank
Insurance, account bangi & residence permit.
Accommodation & Pickup
Hoy iyo airport pickup marka aad timaado.
Shaqo & Internship
Hagitaan fursadaha shaqo (20h/usbuuc).
Heerar waxbarasho oo dhammaystiran
Bachelor
Shahaadada koowaad. Loogu talagalay ardayda dhameystay dugsiga sare.
Akhri wax badan
Ku biir bulshada ardayda Soomaaliyeed ee Serbia
Waxaan abuurnay bulsho ardayd kaa caawinaysa nolosha cusub, waxbarashada, iyo isdhexgalka bulshada Serbia.

Safarkaaga waxbarasho wuxuu ka bilaabmaa halkan
Codso maanta β kooxda Go Study Serbia ayaa kula soo xiriiri doonta dhawaan.
