About Us

Yaan Nahay?

Waxaan halkan u joognaa inaan ku hagno safarkaaga waxbarasho ee Serbia.

Ardayda Soomaaliyeed ee Serbia
01

Introduction

Go Study Serbia Team waa koox ka kooban khubaro iyo arday hore u soo maray nidaamka waxbarashada Serbia. Waxaan si buuxda u fahamsanahay caqabadaha ardayda caalamiga ah kala kulmaan.

02

Sababta Aan U Jirno

Markaan aragnay dhibaatooyinka ardayda, waxaan go'aansanay inaan abuurno adeeg fududeynaya helitaanka macluumaad sax ah, hagitaan buuxa, caawinta visa & admission, iyo taageero ilaa imaanshaha Serbia.

03

Hadafkeena

In ardaydu helaan fursado waxbarasho oo tayo leh, in safarkooda Serbia uu noqdo mid sahlan, iyo in la siiyo support joogto ah inta ay waxbaranayaan.

Halkaan ayaa diyaar kugu nahay

Haddii aad su'aalo qabto ama aad u baahan tahay hagitaan β€” diyaar ayaan u nahay in aan ku caawino.