3 β 4 sano
Bachelor
Shahaadada koowaad. Loogu talagalay ardayda dhameystay dugsiga sare.
- High school certificate
- GPA β₯ 65%
- English certificate (haddii loo baahdo)
Bachelor, Master, iyo PhD β programs Ingiriis lagu dhigto.
Shahaadada koowaad. Loogu talagalay ardayda dhameystay dugsiga sare.
Shahaadada labaad. Loogu talagalay ardayda haysata Bachelor degree.
Cilmi-baaris iyo specialization heer sare ah.
Jaamacado badan waxay bixiyaan programs Ingiriis.
Bulsho arday caalami ah oo kala duwan.
Shahaadooyin la aqoonsan yahay Yurub oo dhan.