πŸ“ Admission

Habka Isdiiwaangelinta

8 tallaabo oo cad oo lagu galo jaamacadda Serbia.

01

Doorashada Jaamacadda & Program-ka

Waxaan kaa caawinaynaa doorashada jaamacadda iyo program-ka kuu habboon.

02

Diyaarinta Dukumentiyada

Shahaadooyinka, transcripts, recommendation letter, iyo English certificate.

03

Attestation

Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

04

Translation & Notary

Dukumentiyada waa in lagu turjumaa Serbian oo la notary-gareeyaa.

05

Submission Jaamacad

Waxaan u dirnaa codsigaaga jaamacadda aad doorato.

06

Admission Letter

Marka aad la aqbalo, waxaad heli doontaa Admission/Invitation Letter.

07

Xareynta Visa

Waxaan kaa caawinaynaa visa Type D β€” eeg bogga Visa.

08

Imaanshaha Serbia

Airport pickup, accommodation, iyo orientation buuxa.

Shuruudaha Bachelor

  • Shahaadada dugsiga sare
  • GPA ugu yaraan 6.5/10 ama 65%
  • English certificate (IELTS/TOEFL haddii loo baahdo)
  • Recommendation Letter
  • Attestation MoE & MoFA Soomaaliya

Shuruudaha Master

  • Bachelor degree (4 sano)
  • Attestation MoE & MoFA
  • Recommendation Letter
  • English Proficiency
  • Transcripts buuxa

Translation & Legalization

Dukumentiyada waa in lagu turjumaa luuqadda Serbian oo la notary-gareeyaa. Go Study Serbia waxay kaa caawin kartaa habkan oo dhan.

Tarjumaad rasmi ah oo Serbian